Wasiir Cawad oo kulan xasaasi ah la qaatay danjiraha Kenya u fadhiya Somalia (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay maanta Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Kenya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Lucas Tumbo. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashi wadaagga labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya si loo adkeeyo qoto dheerida xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ee … Continue reading Wasiir Cawad oo kulan xasaasi ah la qaatay danjiraha Kenya u fadhiya Somalia (Sawirro)